Hogaamiye xabsi dheer ah ku xukuman oo loo magacaabay Musharax Madaxweyne

Madaxweynihii hore ee dalka Brazil Luis Inacio Lula da Silva ayaa loo magaacabay musharax ka qeyb galaya doorashada bisha Oktoobar ka dhacayso dalkaasi, inkastoo uu haatan xabsi ku jiro oo horay loogu xukumay 12 sanadood. Ilaa 2,000 oo xubnood oo ka tirsan xisbiga shaqaalaha ayaa cadeeyay in Luice uu yahay musharaxooda ayna taageero u muujinayaan. … Continue reading Hogaamiye xabsi dheer ah ku xukuman oo loo magacaabay Musharax Madaxweyne